Xaaf oo lagu soo dhoweeyey Muqdisho, lana kulmay Madaxweyne Farmaajo (Sawirro)

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa galabta soo gaaray magaalada Muqdisho caasimada Somalia oo uu ka maqnaa muddo sanad ka badan. Soo dhaweynta Madaxweyne Xaaf ayaa waxaa ka qeyb galay xubno ka tirsan labada gole ee dowladda Soomaaliya oo ay horkaceysay wasiirada dhalinyarada iyo Isboortiga Khadiijo Maxamed Diiriye. Xaaf ayaa waxaa loo qaaday xarunta … Continue reading Xaaf oo lagu soo dhoweeyey Muqdisho, lana kulmay Madaxweyne Farmaajo (Sawirro)